Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday xero ay ku sugan yihiin Ciidanka Itoobiya

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay saqdii Dhaxe weerar culus waxa ay ku qaadeen xero ciidanka Itoobiya kaga sugnaayeen  deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan . Weerarka ayaa loo adeegsaday hoobiyaal iyo hubka fudud, waxaana dadka deegaanka sheegeen in ay maqlayeen daryanka hubka labada ciidan xalay saqdii dhaxe isku dhaafsadeen deegaanka Halgan. Lama oga … Continue reading Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday xero ay ku sugan yihiin Ciidanka Itoobiya